Quotation Explorer - 'Siciid Xabiib'

Dabaalnimo waxaa ah da'daada kaliya inay isbedesho. - Siciid xabiib
Saaxiibadaa, markaad guulaysato waxay ogaanayaan qofkaad tahay markaad guuldaraysatana waxaad ogaaanaysaa waxay yihiin. - Siciid xabiib
Saaxiibadaa markaad guulaysato waxay ogaanayaan qofkaad tahaymarkaad guuldaraysatana waxaad ogaanaysaa waxay yihiin! - Siciid xabiib
qof kuu samray baa wanaagaaga istaahila. - Siciid xabiib
Aadna ha u jeclaan, aadna ha u necbaan. dhaxdhaxayso. - Siciid xabiib
Click any word or name in a quote to explore, or search for more. [JSON] [SOURCE]